Lacagta hawlgabka ee guud waa aasaaska

Lacagta hawlgabka guud waa qaybta dawladeed ee lacagtaada hawlgabka. Waxa kale oo ay tahay qaybta ugu weyn. Lacagta hawlgabka guud waxa daryeela Hey’adda Lacagta Hawlgabka, taas oo sannad kasta warbixinta lacagta hawgabka kuug soo dirta gudaha galka waraaqaha oo midabka liinta oo kale leh.

Sida ugu dhakhsaha badan markad u heshid dakhli ee bilaabanto bixinta canshuurtu ayaad bilaabaysaa kasbashada lacagta hawlgabka ee guud. Tani waad helaysaa xitaa marka aad waxbaranayso, fasax waalid ku jirto ama haysato gunnada bukaanka ama gunnada dadka aan shaqayn. Sannad kastaba waxa shaqo-bixiyahaagu bixiyaa in u dhiganta boqolkiiba 18,5 ka mid ah mushaaradaada oo ku aadan lacagta hawlgabka ee guud, taas oo noqota qaybta ugu weyn ee lacagtaada hawlgabka.

Markay sii badato waxad qaadato iyo markay sii dheeraato mudada aad shaqaysa, waxaa sii sarreynaysa lacagtaada hawlgabka guud.

Lacagtaada hawlgabka guud waxay ka koobnaan kartaa: 

  • lacagta hawlgabka ee dakhliga
  • lacagta hawlgabka ee faa’iidada laga sameeyo
  • lacagta hawlgabka ee dammaanadaysan
Lacagta hawlgabka ee dakhliga

Sannad kasta boqolkiiba 16 ka mid ah mushaaradaada ayaa loo dhigaa lacagta hawlgabka dakhliga. Lacagta hawlgabka dakhliga waa qaybta ugu weyn ee lacagta hawlgabka guud iyo aasaaska dhammaan nidaamka lacagta hawlgabka. Adigu keli ahaantaa raad mak u yeelan kartid dhigista lacagtaada dakhliga.

Lacagta hawlgabka ee faa’iidada laga sameeyo

Sannad kastaba boqolkiiba 2,5 ka tirsan mushaaradaada ayaa loo dhigaa lacagta hawlgabka ee faa’idada laga sameeyo. Lacagta hawlgabka ee faa’iidada laga sameeyaa waa qayb ka mid ah lacagta guud ee hawlgabka taas oo adigu aad dhigan karto saamiyo, tusaale ahaan saamiyada anshaxaysan ee KPA.

Lacagta hawlgabka ee dammaanadaysan

Lacagta hawlgabka ee dammaanadaysan waa aasaaska ilaalinta ee qofkaaaga nolosha gudaheeda soo lahaa dakhli shaqo oo aad u yaraa amaba aan sooba qaadan. Sidaas darteed dhammaan dadku ma helaan lacagta hawlgabka ee dammaanadaysan. 

Allmän pension är grunden

Den allmänna pensionen är den statliga delen av din pension. Det är också den största delen. Den allmänna pensionen hanteras av Pensionsmyndigheten, som varje år skickar pensionsinformation till dig i ett orange kuvert.

Så snart du har en inkomst och börjar betala skatt börjar du också tjäna in till den allmänna pensionen. Du gör det även när du studerar, är föräldraledig eller har sjuk- eller aktivitetsersättning. Varje år betalar din arbetsgivare in motsvarande 18,5 procent av din lön in till den allmänna pensionen, som utgör den största delen av din pension.

Ju mer du tjänar, och ju längre du arbetar, desto högre blir din allmänna pension.

Din allmänna pension kan bestå av:

  • inkomstpension
  • premiepension
  • garantipension
Inkomstpension

Varje år sätts 16 procent av din lön av till inkomstpensionen. Inkomstpensionen är den största delen av den allmänna pensionen och grunden i hela pensionssystemet. Du kan själv inte påverka placeringen av din inkomstpension.

Premiepension

Varje år sätts 2,5 procent av din lön av till premiepensionen. Premiepensionen är den del av den allmänna pensionen som du själv kan placera i fonder, till exempel i de etiska KPA-fonderna.

Garantipension

Garantipensionen är ett grundskydd för dig som haft liten eller ingen arbetsinkomst under livet. Därför får inte alla garantipension.

Pensionsmyndigheten