Lacagta hawlgabka ee shaqadu muhiim ayay kuu tahay

Shaqo-bixiyahaaga ayaa bixiya sannad kastaba lacag ku aadan kaydinta lacagta hawlgabka ee adiga loogu talogalay. Tani waa lacagtaada hawlgabka ee shaqada. Xilliga noloshaada xirfadda waxay noqon kartaa boqolaal kun oo karoon, waa qayb minco leh oo ka tirsan lacagtaada hawlgabka ee mustaqbalka.

Lacagtaada hawlgabka ee shaqo waxay u eekaan kartaa siyaabo kala duwan taaso oo ku xidhan qaybta aad ka shaqayso. Tani waxa sabab u ah in lacagaha hawlgabka ee shaqo ay ku yimaadeen heshiis u dhexeeya shaqo bixiyaasha iyo ururada shaqaalaha. Heshiiska lacagta hawlgabka waxa loogu talogalay adigoo ah shaqaale degmo ama maamul gobol waxana lagu magacaabaa AKAP-KR ama KAP-KL. Heshiisyada waxa ku jira dhowr faa’iido kuwaas oo ammaan u ah adiga iyo qoyskaaga labadaba.

Qofkaaga ay khuseyso AKAP-KR waxad xaq u yeelan kartaa 

  • Lacagta hawlgabka shaqada oo ku go’an faa’iido 
  • Lacag hawlgab oo qoyskaaga ku aadan haddii aad dhimato

Qofkaaga ay khuseyso KAP-KL waxad xaq u yeelan kartaa 

  • Lacagta hawlgabka shaqada oo ku go’an faa’iido 
  • Lacagta hawlgabka da’da oo ku go’an manaafacaad 
  • Lacag hawlgab oo qoyskaaga ku aadan haddii aad dhimato

Xitaa waxad lahaan kartaa lacagta hawlgabka shaqada marka loo eego go’aamadi horre ee lacagta hawlgabka ama ka mid ahaan kartaa koox leh heshiis hawlgab oo gaar ah.  

Lacagta hawlgabka shaqada oo ku go’an faaiido – ku dhammaan 

Dhammaan shaqaalaha degmo iyo gobol waxay xaq u leeyihiin lacagta hawlgabka shaqada ee ku go’an faa’iido.

Haddii ay ku khuseyso AKAP-KR waxa uu shaqo-bixiyahaagu bixinayaa lacag u dhigmata boqolkiiba 6 ka mid ah mushaaradaada oo loogu talogalay lacagtaada hawlgabka shaqada. Haddii aad leedahay mushaaro ka sareysa boqolkiiba 7,5 ka sareysa cadadka dakhli ku salaysan markaa lacagtani waa boqolkiiba 31,5 ka mid ah mushaarada ka sareysa boqolkiiba 7,5 ee cadadka dakhli ku salaysan ilaa iyo 30 cadadka dakhli ku salaysan.

Haddii ay ku khuseyso KAP-KL waxa uu shaqo-bixiyahaagu laga bilaabo markaad buuxiso 21 sanno bixinayaa lacag u dhigmata boqolkiiba 4,5 ka mid ah musharaadaada oo ku aadan lacagtaada hawlgabka shaqada. Mushaarada ka sareysa 30 cadadka dakhli ku salaysan ma la bixiyo wax faa’iido ah. 

Lacagta hawlgabka da’da ee ku go’an manaafacaad– loogu talogalay adiga oo ay ku khuseyso KAP-KL lehna mushaaro sareysa

Adiga leh mushaar sarre waxa jirta xitaa lacagta hawlgabka da’da ee ku go’an manaafacaad. Waxay kuu dammaanad qaadaysa lacag hawlgab oo u dhiganta boqolkiiba tiro go’an oo ka mid ah mushaaradi ugu dambeysa ee xilliga da’da hawlgabka. Lacagta hawlgabka da’da ee ku go’an munaafacaad waxad qaadashadeeda bilaabaysaa laga bilaabo da’da 28 sanno oo waxay khuseysaa qaybta mushaaradaada ee ka sarreysa 7,5 ee cadadka ku salaysan dakhli. 

Lacagta hawlgabka KPA waa doorashada cayiman   

Lacagta hawlgabka KPA waa waxa lagu magacaabo doorashada cayiman ee qaybtaadan ka mid ah lacagta hawlgabka shaqada. Tan micnaheedu waa in ururada shaqaalaha iyo shaqo-bixiyayaashuba ay ku heshiiyeen in lacagtaada hawlgabka ee shaqada la dhigo xagayaga oo la geliyo caymiska lacagta hawlgabka ee caadiga ah kaas oo leh ilaalinta dib u bixinta lacageed haddii aanad samayn doorasho kale. Waa doorasho kayd oo ammaan ah taas oo ku siinaysa lacag hawlgab oo la dammaanad qaaday. Xilliga la sugayo lacagta hawlgabka, waxa lacagtaada si ammaan ah loo dhigayaa waraaqaha saamiga dulsaarka ku xidhan iyo gudaha shirkado macquul ah oo faa’iido leh kuwaas oo buuxiyay shuruudahayaga ansaxa ee caawinaya mustaqbal raagaya.  

Tjänstepensionen är viktig för dig

Din arbetsgivare betalar varje år in pengar till ett pensionssparande för dig. Det är din tjänstepension. Under ditt yrkesliv kan det bli hundratusentals kronor, en betydande del av din framtida pension.

Din tjänstepension ser olika ut beroende på inom vilken sektor du arbetar. Det beror på att tjänstepensioner kommit till genom avtal mellan arbetsgivarna och fackförbunden. Tjänstepensionsavtalet för dig som är kommun- och regionanställd heter AKAP-KR eller KAP-KL. Avtalen innehåller flera förmåner som är en trygghet både för dig och för din familj.

Du som omfattas av AKAP-KR kan ha rätt till

  • Premiebestämd tjänstepension
  • Pension till din familj om du dör

Du som omfattas av KAP-KL kan ha rätt till            

  • Premiebestämd tjänstepension
  • Förmånsbestämd tjänstepension
  • Pension till din familj om du dör

Du kan även ha tjänstepension enligt äldre pensionsbestämmelser eller tillhöra en grupp som har särskild avtalspension.

Premiebestämd tjänstepension – till alla

Alla som är anställa inom kommun och region har rätt till den premiebestämda tjänstepensionen. 

Om du omfattas av AKAP-KR betalar din arbetsgivare in en summa som motsvarar 6 procent av din lön till din tjänstepension. Om du har lön över 7,5 inkomstbasbelopp är summan istället 31,5 procent av den som lön som överstiger 7, 5  inkomstbasbelopp upp till 30 inkomstbasbelopp 

Om du omfattas av KAP-KL betalar din arbetsgivare från du fyllt 21 år in en summa som motsvarar 4,5 procent av din lön till din tjänstepension. På lön över 30 inkomstbasbelopp  betalas ingen premie.

Förmånsbestämd ålderspension – till dig som omfattas av KAP-KL och har högre lön

För dig som har högre lön finns även en förmånsbestämd ålderspension. Den garanterar dig en pension som motsvarar en viss procent av din slutlön vid pensionsåldern. Den förmånsbestämda ålderspensionen börjar du tjäna in från 28 års ålder och den gäller den del av din lön som överstiger 7,5 inkomstbasbelopp.

KPA Pension är förvalsalternativ

KPA Pension är det så kallade förvalsalternativet för den här delen av din tjänstepension. Det innebär att fack och arbetsgivare kommit överens om att placera din tjänstepension hos oss i en traditionell pensionsförsäkring med återbetalningsskydd om du inte gör ett annat val. Det är ett tryggt sparalternativ som ger dig ett garanterat pensionsbelopp. I väntan på pensionen placeras dina pengar tryggt i räntebärande värdepapper och i sunda och lönsamma företag som uppfyller våra etiska kriterier och bidrar till en hållbar framtid.