Soo wac 0771-585911 si aan kaaga caawinno su’aalaha caamka ah oo ku saabsan hawlgabka.
Wixii su’aalo ah oo ku saabsan lacagta hawlgabka oo aad ku qaadato shaqooyinkii aad soo qabatay, waxaa wanaagsan inaad kala xiriirto xafiiska macmiisha ee shirkadda KPA Pension oo lambarka telefoonku yahay 0771-650 500. Waxaa lagu jawaabayaa afafka iswiidhishka iyo ingiriiska.