Xafiiska adeega macmiisha
Waxad goor kasta ku soo dhawaanaysaa inaad wacdo xafiiskayaga adeega macmiisha ee lambarka telefoonka 0771-650 500.
Waxanu af-ingiriisi iyo af-iswiidhish kaga jawaabaynaa su’aalahaaga ku saabsan lacagtaada hawlgabka ee dhinaca Lacagta Hawlgabka ee KPA. Waxanu furanahay 8.00-16.30 dhammaan maalmaha caadiga ah.
Wixi su’aalo guud oo dheeraad ah kuna saabsan lacagta hawlgabka waxa kale oo aad wici kartaa adeegayaga luqadaha badan 0771-58 59 11 jawaabna ku helaysaa af-soomaali. Adeegan waxa lagu bixinayaa wada shaqaynta Folksam.
Halkan waxad ka helaysaa shuruudahayaga, alaabooyin qoran iyo foomamka.
Kundservice
Du är alltid välkommen att ringa vår kundservice på 0771-650 500.
Vi svarar gärna på frågor på svenska eller på engelska. Vi har öppet 08.00-16.30 alla vardagar.
För mer allmänna frågor om pensionen kan du kan också ringa vår flerspråkiga kundservice på 0771-58 59 01 och få svar på bosniska. Servicen erbjuds i samarbete med Folksam.
Här hittar du våra villkor, trycksaker och blanketter.